List of Reality - found 1 item(s) Add Reality
323 Views
Type: Commercial
Location: DiGAALE SPAR PARTS, Laascaanood, Somalia
Price: Negotiable

Dhismahani waa iib wuxuuna  Ku yaal Magaalada  Laas-caanood, gaar ahaan  Xaafada Shacabka , wuxuu  daris layahay  Hotel Mubaarig  ama  digaale  Spaire Parts , Qofkii reer Laas-caanood ah wuxuu sifiican  ugu garanayaa waa meeshii  ay  ku ooli jirtay  shaleemadii SULAY,  Qiimaha  dhismahani waa laga wada hadlayaa, cidii danaynaysa waxay Laxidhiidhaysaa  Telefoonda  Ku qoran qaybta xidhiidhka,  Haddii  aadan joogin dalka , Fadlan  dhismahan meesha  uu  kuyaal waxaa Lagu Muujiyey  MAP  ama  Khariirada, Sifiican  ugu bogo ,

 

Cabirka  Guriga iyo wadooyinkiisa .

Gurigan wuxuu leeyahay   Saddex wado , Mid hore mid dhinac ah  iyo Wado danbe

Cabirka Guriga 

18.5 M dherer

7.5 M Balac

Qolalka : 4  Qol iyo Barxad sare oo shub ah