Onehubshop waa saylad ku salaysan ka ganacsiga internetka, waxay ka hawlgasha guud ahaan dunida, gaarahaan waxay xafiisyo kuleedahay wadamada kala ah Somaliya, jabuuti, Kenya, dubai, sweden, spain, america iyo uganda.
Waxay onehubshop u sahalaysa macaamiisheeda inay iyagoo guryahooda, ama xafiisyadooda jooga ka dukaamaysan karan aduunkoo idil,sidoo kaleto waxay fududaynaysa in macaamiishu baahidooda ka helan hal goob oo ah Onehubshop, sidoo kaleto macaamisha ku xiran sayladan ganacsi waxay awoodi karan inay iyagu wax ku iibiyan sayladan ama ay ka iibsadan.
Sidoo kale waxay sayladan ganacsi fududaynaysa isku xirto ganacsatada iyo macaamiishooda, meelkasta oo ay dunida ka joogan, iyadoo sitoos ah ganacsatadu alaabtooda noocay doonto ha ahaatee kuxayaysiisanaya ama soo galinaya sayladan ganacsi. Dukaamada, ganacsatada ama cidkastoo sayladan ku ganacsanaysa waxay awoodan inay ku iibiyaan badeecadahooda kala gadisan iyagoo si toos ah ugu xirmaya macaamiishoda jooga dunida dacaladeeda.
Waxay Onehubshop soo dhawaynaysa cid walba oo ku ganacsanaysa sayladan iyagoo tixgalinaya shuruudaha ay leedahay onehubshop. Fadlan booqo bogayaga la iska diiwan galiyo adoo raacaya qaabka diiwaan gelinta.