Similar Jobs

1888 Views One Hub Shop
Posted: 29 March 2018
Deadline Category Location Employment Experience Education Salary Employer
1 January 1970
Application,Email or url :
Contact name :
About Company :

Nagu Saabsan

Onehubshop waa saylad ku salaysan ka ganacsiga internetka, waxay ka hawlgasha guud ahaan dunida, gaarahaan waxay xafiisyo kuleedahay wadamada kala ah Somaliya, jabuuti, Kenya, dubai, sweden, spain, america iyo uganda. 

Waxay onehubshop u sahalaysa macaamiisheeda inay iyagoo guryahooda, ama xafiisyadooda jooga ka dukaamaysan karan aduunkoo idil,sidoo kaleto waxay fududaynaysa in macaamiishu baahidooda ka helan hal goob oo ah Onehubshop, sidoo kaleto macaamisha ku xiran sayladan ganacsi waxay awoodi karan inay iyagu wax ku iibiyan sayladan ama ay ka iibsadan. 

Sidoo kale waxay sayladan ganacsi fududaynaysa  isku xirto ganacsatada iyo macaamiishooda, meelkasta oo ay dunida ka joogan, iyadoo sitoos ah ganacsatadu alaabtooda noocay doonto ha ahaatee kuxayaysiisanaya ama soo galinaya sayladan ganacsi. Dukaamada, ganacsatada ama cidkastoo sayladan ku ganacsanaysa waxay awoodan inay ku iibiyaan badeecadahooda kala gadisan iyagoo si toos ah ugu xirmaya macaamiishoda jooga dunida dacaladeeda. 

Waxay Onehubshop soo dhawaynaysa cid walba oo ku ganacsanaysa sayladan iyagoo tixgalinaya shuruudaha ay leedahay onehubshop. Fadlan booqo bogayaga la iska diiwan galiyo adoo raacaya qaabka diiwaan gelinta. 

Similar Jobs

2234 Views SAAB GROUP ( SOODAJINTA BAGAASHKA )
Posted: 7 February 2018
Deadline Category Location Employment Experience Education Salary Employer
1 January 1970
Application,Email or url :
Contact name :
About Company :

About us

SAAP Group is a Somalia based company which carries on the business of importing and trading in household goods & merchandise of every kind and all other articles including home necessities and appliances. Being a legally registered company by the Ministry of Trade as per the Somaliland Trade law, SAAB GROUP (SG) started its operation in 2013 by a group of originators that have many years of experience for business dealings in Middle East Region, and Far East Asian Countries.

 

SAAB GROUP a successful trading house with extensive experience acquired over the years is supplemented by reliable supply sources and trustworthy customer base to meet the challenge of the current business contests. SG has now entered into a diverse array of activities in addition to the conventional import-export trade. Quality products at competitive prices, backed up by exceptional customer service

 

ALLAABOOYINKA SHIRKADU KEENTO